Jubbaland oo Kenya ka difaacday eedeyntii kaga timid Madaxweyne Farmaajo (Akhriso)

Labada gole ee dawlad goboleedka Jubbaland ayaa war-murtiyeed ka soo saaray fara galinta ay dawladda federaalka ka wado gobolka iyo xaaladda amni darro ee ay ka hurinayso kadib kulan deg-deg ah oo sida ay sheegeen maanta yeesheen magaalada Balad Xaawo. Allbanaadir Online ma xaqiijin karto in kulankan uu ka dhacay degmada Belad-xaawo oo inta la … Continue reading Jubbaland oo Kenya ka difaacday eedeyntii kaga timid Madaxweyne Farmaajo (Akhriso)